af soomaali fasalka 1

128 bogagga - Af Soomaali - Manhajka - 1994

Buuggan oo ah Af-Soomaali fasalka kowaad, waxa so diyaariyey Xarunta Horumarinta Manaahijta ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta, wuxu ka mid yahay buugagga manhajka cusub ee Sannadka 1985ka bilaabmay. Buuggani waxa uu ardayda ka caawinayaa kobciska awooddoda ee xirfadaha kala duwan ee salka u ah afka sida dhegeysiga, hadalka, akhriska iyo qoraalka. Buuggan waxa aan ku rajo weynahay in uu isbeddel la taaban karo ku sameeyo barashada af-soomaaliga.