dhawaaqa af soomaali

1 bogagga - Af Soomaali - Learn Somali - 2017

Baro dhawaaqqa Af Soomaaliga. Fadlan, ku dadaal in aa ku celcellisid xarfaha Afka Soomaaliga. Dabadeed, hadalka ayaa ku fududaanayo.